Madaxweyne Qoor Qoor oo bedelay Go’aankiisii hore ee Doorashada Soomaaliya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo dhawaan sheegay in laguda galayo doorashada ayaa mar kale ka laabtay go’aankaasi ahaa hirgalinta doorasho aan loo dhameyn kana maqan yihiin maamulada Puntland iyo Jubbaland. Qoor Qoor ayaa sheegay in waqtigaan aysan macquul aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho hal dhinac ah, isla markaana Go’aanka dowladda … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo bedelay Go’aankiisii hore ee Doorashada Soomaaliya